Ця програма містить історію пророка Мухаммеда та сахабів.
Kitaabka Siirada ee Raxiiqul Makhtuum waxaa sharxaya sheekh Maxamed Cabdi Umal, Ilaahey ajar iyo xasanaat haka siiyo anagana Ilaah hanagu anfaco.
Kitaabka waxa uu ka koobanyahey 120 cashar, applicationkana sidoo kale 120 cashar weeyaan.